Anagoo kala ah
Siraad Aw Max’ed Farah,caruurteeda iyo Odaygeeda Khaliif Xassan Ducaale
Ruqiyo Max’ed Farax ,Caruurteed iyo odaygeeda Dr Jama Warsame Jama
Saadiq Salaad Wayrax ,caruurtiisa iyo Xaaskiisa
C/llaahi Salaad Weyrax caruurtiisa iyo Xaaskiisa
Shukri Salaad Weyrax caruurteeda iyo odaygeeda C/llaahi Max’ed Jama
Batuulo Cabdi Bulaale,caruurtiisa iyo odaygeeda
Jaamac Nuur Yuusuf Cali Xoosh ,caruurtiisa iyo xaaskiisa Maryan Yuusuf Boos
Max’ud Yuusuf Cali Xoosh,xaaskiisa iyo caruurtiisa
Hodan Cismaan Cuuke,caruurteeda iyo odaygeeda
Farxiyo Cismaan Cuuke,caruurteeda iyo odaygeeda
Cawil Xasan Toox yare caruurtiisa iyo xaaskiisa Faadumo Caydaruus Yuusuf
Max’ud Yuusuf Madoobe
C/risaaq Yaasiin Farax iyo Xaaskiisa Nasro Aden Ciise
Cawi Diiriye Muuse Mataan caruurtiisa iyo xaaskiisa
Caasho Yaasiin Farax ,carurteeda iyo odaygeeda Cawil Jaamac Farax
Aadan Ciise Axmed,xaaskiisa Batuulo Ciise Cali iyo caruurtiisa
Ing C/raxmaan Max’ud Diiriye,caruurtiisa iyo xaaskiisa Faaiza Cabdisalaan Gabayre
Axmed-Yassin Max;ed Sooyaaan caruurtiisa iyo Xaaskiisa Idil Xashi Weyrax
Axmed Max’ed Axmed (Goobe) Caruurutiisa iyo Xaaskiisa
Baashi Nuur Salaad Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Aamino Cali Birjig
Maryan Cali Birjig,caruurteeda iyo odaygeeda Max’ed Axmed Shire (Xamaraawi)
Burhaan Cismaan Cuuke Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Axmed Cilmi Barre Xayrdaac iyo Caruurtiisa
Axmed C/qaadir Barre (Tumun) xaaskiisa iyo caruurtiisa
Axmed Siciid Bile caruurtiisa iyo xaaskiisa Nafiso Macalin Daahir
Max'ed Aadan Ciise
Max'ud Aadan Ciise
Qayska Reer Ciise Cali Ilyare
Guud ahaan dadkaani waxay tacsi tiiraayo leh u dirayaan geerida naxdinta leh ee ku timid qoyska reer C/salaan Xassan Ducaale wiilkooda Max’ed C/salaam Xassan Ducaale oo shalay geeriyooday dalka Sweden.
Illaahay samiri iyo Iimaan ha ka siiyo cawil khayr qabana hawgu badalo isagana illahay janadiifardowso ha ka waraabiyo.
Haddii aanu nahay bahda Waayaha.net waxaanu leenahay samir iyo iimaan.