Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Madaafiic gaystay khasaarooyin kala duwan oo Maanta ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho,(WNT):-Madaafiic xoogan oo ay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho isku dhaafsadeen ciidamada dowlada KMG ah,Kuwa AMISOM iyo xoogaga ka horjeeda ayaa sababay khasaarooyin isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.

Madaafiicdaan ayaa intooda badan ku dhacayay xaafado ka mid ah degmooyinka yaaqshiid iyo wardhiigleey ee Gobolka banaadir.

Tiro Madaafiic ah oo ku dhacday suuqa suuqbacaad ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 7-ruux oo rayid ah kuwaasi oo ka dukaamaysanayay gudaha suuqa.

Sidoo kale laba ruux ayaa ku geeriyootay 4-kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib madaafiic ku dhacday xaafada xararyaale oo ka mid ah xaafadaha hoos yimaada degmada Wardhiigleey.

Lama oga dhinacyada dagaalku u dhaxeeyay khasaaraha soo kala gaaray,iyada oo aanay jirin wax war ah oo ka soo kala baxay.

Madaafiicdaan ayaa wal wal xoogan ku sii beeray dadka Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay wadnaha farta ku hayay kadib markii ay ka bad badatay hanjabaada ka soo baxaysa saraakiisha dowlada KMG ah.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
Ciid Mubaarak    10 Sep 2010
Qaraxyo Ismiidaamin oo Maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.    09 Sep 2010
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software