Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Ahlu sunna Waljamaaca oo sheegtay in duulaan ku yihiin Gobolka Geddo.

Balad-xaawo,(WNT):-Saraakiil ka tirsan Culuma'udiinka Ahlu sunna Waljamaaca ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan duulaan ku yihiin gobolka Geddo.

Gudoomiyaha Culuma'udiinka Ahlu sunna ee Gobolka Geddo Sheekh C/raxmaan Al-Ansaari oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamadooda u diyaar garoobeen sidii weerar kula wareegi lahaayeen gobolka Geddo.

Sheekh C/raxmaan ayaa sheegay in haatan diyaaro garoowgaasi u soo gaba gaboowday isla markaana dhawaan duulaankaasi qaadi doonaan sida uu hadalka u dhigay.

Waxaa uu carabka ku adkeeyay in rajo wanaagsan ka qabaan in ay gacanta ku dhigaan guud ahaan gobolka Geddo.

Sheekh C/raxmaan ayaa beeniyay in dagaalka ay gobolka ku qaadayaan ku gacan siin doonaan ciidamo Ethiopian ah.

Lama oga sida ay ciidamada Ahlu sunna kula wareegi doonaan gobolka Geddo oo haatan ka arimiyaan Maamulo kala taabacsan xarakada Al-shabaab iyo Ururka xisbul islaam.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
Ciid Mubaarak    10 Sep 2010
Qaraxyo Ismiidaamin oo Maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.    09 Sep 2010
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software