dhamaan jaaliyada reer puntland ee ku nool wadan ka Australia gaar ahaan
kuwa reer nugaaleed waxay tacsi u dirayaan qoyskii eheladii iyo asxabtii uu
kageeriyooday AQOON YAHAN CAYDARUUS XAAJI XIRSI oo taariikhdu markay ahayd 29/01/2010 ku geeriyooday casimada dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee puntland Garoowe.
Marxuunka oo ahaa nin si fiican looyaqaan dhamaan gobolada puntland
shaqooyin fiicana ka soo qabtay ilaahay ajar ha kasiiyee. waxaa tacsidaan
diraya dhamaan dadka hoos ku qoran.
1) Cabdirahman Jamac Osman (Raas) xaaskiisa iyo Carruurtiisa
2) Ahmed Khaliif muuse Barre(Cowke) xaaskkisa iyo caruurtiisa
3) siciid Khaliif Muuse Barre
4) Abdulqadir Khaliif Muuse Barre
5) Abdikariin Mohed Farrole iyo xaaskkisa iyo caruurtiisa
6) Mukhtaar Farax ALi Cadde iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
7) Xassan Ali dhurwaaa (Hassan Gaab) xaaskiisa iyo caruurtiisa
8) Said Nuur Sooyaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
9) Dr Abdulqadir salaad Huseein xaaskiisa iyo caruurtiisa
!0) Cabdi salaad xuseen iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
11) Abdulqadir farah ali Cade
!2) abdiqafaar farah Ali Cadde
13) Abdiweli ali Warsame
!4) Abdirisaaq Ali warsame
!5) Dr Husein Haaji Jamac
!6) Abdihakiin Mohed Said
!7) Ahmed Ciise Cade
18) Bashiir Shire abdule ( Bashiir dheere)
19) Said Shiinle
20) Cisman Fariin
21) Cismaan Abdirahman Faroole xaaskiisa iyo caruurtiisa
22) Mohed salaad Husein
23) Mohed Abdulahi Faroole xaaskiisa iyo caruurtiisa
24) Dr Bashiir cawad
25) Husein Abdirahman Faroole
26) Abdiyare Elmi
27)Tulux warsame