Mahad Dhamaanteed Allaah ayey usugnaatay xumaana ka hufan, Naxariisna iyo nabadgalyana ha ahaato Ambiyada Allaah doortay korkooda intaas ka dib.
Sidee ayaan u difaaci karaa Diintayda,Dadkayga iyo Dalkayga?
Marka la eego Marxalada adag ee uu marayo wadanku iyo khatarta culus ee ku soo wajahan waa muhiim in la is weydiiyo su’aashaas, Hadaba waxaan qormadaan ku soo koobayaa dhowr arimood oo muwaadinka Somaliyeed ee Muslimka ah laga doonayo meel kastaba ha joogee, Taasoo ah mid uu kaga qaybqaadan karo difaaca Diintiisa,Dadkiis iyo Dalkiisaba.
Hadaba walaalkayga Muslimka ahow waxaa lagaaga baahan yahay arimahaan Soo socda.
1: Noqo Adoon Illaahay oo dhab ah, Ka tag wax kasta oo Allaah swt cara Galinaya, Cibaadada Alaah ku dadaal, Waajibaadkii Allaah ku Saarayna Ka soo Bax.
2: Allaah u Noqo oo ka Toobad keen Dhamaan Dambiyadii aad Gashay mid yar iyo mid weynba, Istiqfaartana badi, ( Maxaa yeelay Allaah swt ma cadaabo Adoomadiisa inta ay dambi dhaaf weydiisanayaan).
3: Xalaasha Quudo oo Xaaraanta ka dheerow. (Maxaa yeelay qofka xaaraanta cuna Ducadiisa lama aqbalo) Taasi waxa ay kugu sababi kartaa in Allaah Ducadaada aqbali waayo.
4: Wanaaga dadka Far xumaantana ka reeb,(Maxaa yeelay Allaah swt umudda cadaabka uma soo dadajinayo inta dhexdooda laga helayo Cid wanaaga Farta xumaantana Reebta).
5: Ducada Badi, Allaahna weydiiso mar walbaa in uu u gargaaro Muslimiinta meel kastaa oo ay aduunka ka joogaan. ( Taas waxaynu kaga dayanaynaa Rasuulkeena scw, Ducadu waa hubka Qofka Muslimka ah, waxayna ka mid tahay Ducadu Sunadii Rasuulka scw, markastaa oo uu xaalku ku adkaado Rasuulkeena scw waxa uu u carari jiray xagga Allaah, aad ayuuna Allaah u baryi jiray).
6: Maalkaaga ku bixi jidka Allaah Gaaladana kula Dagaalan ( Maxaa yeelay markastaa inta Badan Qur’aanka Allaah swt waxa uu Maalka iyo nafta hormariyaa Maalkee).
7: Naftaada kula dagaalan Gaalada oo Tag goobta ay ku kulmayaan Muslimiinta iyo gaaladu ( Maxaa yeelay waxaad helaysaa inshaa Allaah labada wanaagsan midkood Guul Ama Geeri (Shahaadah Fii Sabiilillaah).
8: Afkaaga iyo Qalinkaaga kula dagaalan Gaalada kuna difaac Muslimiinta (Maxaa yeelay Rasuulkeena Scw ayaa na amray Gaalada in aan kula dagaalano Maalkeena,Nafteena iyo carabkeenaba).
9: Iska ilaali in aad niyad jab ku ridid Muslimiinta guud ahaan, gaar ahaana Mujaahidiinta adiga oo mar walbaa Buun-buuninaya Tira Badnida iyo tayada Gaalada, Dhanka kalena ka sheekaynaya tiro yaraanta iyo tayo xumida Muslimiinta, Taasi waxay ka mid tahay Calaamadaha Munaafiqiinta ( Irjaaf).
10: Iska ilaali in Muslimiinta Gaar ahaana Mujaahidiinta aad Garabkooda ka baxdid oo aad u gargaari weysid, taasina waxay ka mid tahay Calaamaadka Munaafiqiinta (Khudlaan).
Faarax-Deeq Siciid Maxamed ( Abu-Muscab).
faaraxdeeq@hotmail.com
London Uk.