Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
DOORASHADA DJIBOUTI IYO DOORKA PUNTLAND

Puntland markan yeysan isku mashquulin iney Madaxweyne DKM isu soo sharaxaan

doorkan madaama hada C/laahi yusuf booska baneeyey Taa bedelkeeda aan qaadnto Raisal Wasaare ama wasiiro tayo leh, markaan taas garowsano ayaa Puntland Madaxdeeda laga doonayaa iney Puntland keento nin Musharax oo hawiye ah welibana iyadoo miisaan u sameyneysa oo dhinac kasta ka fiirineysa sida markii hore Abgaal ayaa ahaa Raisalwasaare waxaana soo magcaabay C/laahi yusuf dhamaadkiina ma uusan fiicneyn hab dhaqankii lagu saagootiyey Madaxweyne C/laahi yusuf.

 

Habargidir waxey tabaneysaa eed dhinaca Puntland marka anagoo halkaas ka

tusaale qadaneyna waxey ila noqontay in aynu soo sharaxno Mudane C/laahi Axmed Cadow oo ah oday Soomaaliyeed Derisna la ah Puntland isuna soo taagay Dhowr jeer xilka Madaxweyne marna aan ku guuleysan ah qof khibrad leh ahna Oday Soomaaliyeed oo Puntland xilka ku aamini karto dhinaca kalena ay ka filankarto Mansab siyaasadeed oo sare Madama aan jeclahay iney ololaha ugu horeeya ay ka sameyso Puntland loona soo dhoweeyo sidii loo soo dhoweeyey Cali Maxamed Geedi Puntland maaha iney warqad cabasho ah u dirto Welad Cabdala waase iney

muujiso Capacity ga ay u leedahay iney sameyso Campain ay uhayso Madaxweyne

aan udhalan Puntland welibana ah qof aan ahayn denbiile dagaal,maaha

Puntland hadhow markii la korkeeno Madaxweyne iney qeylo ku dhufato waa iney

Isku daydo (try) gareyso iney Madaxweyne iyadu soo hal abuurto ,Puntland maaha iney isku mashquuliso,musharixiinta Dahir mire,Morgan, Xasan Abshir,Jinboqor,Galeydh kuwaas dan uguma jirto waxey ku mashquuli iney qanciyaan gobolo kale hadey ku guuleystaan balse adigu keenso Madaxweyne muhiimada kowaad ku siiya!Madaxweyne aad la gorgortami karto maaha ineynu sugno shirka Djibouti waa ineynu olele balaadhan sameynaa oo dhinackasta ah.

 

Arintaas dabcan waxaa looga fadhiyaa Madxaweynaha hada talada haye ee

Puntland inuu sameeyo gudi qabanqaabiya Doorashada djibouti

Result ga waxuu rabo ha noqdo balse ku dadaal inaad hoogaanka doorashada

Djibouti aad ku leedahay door muhiim ah iyo inaad isku deydo tabartaada

intaan laguu soo doorin Madaxweyne mugdi kaaga jira.

 

Mahadsanid

Dr yusuf issa

Maqaalkani ka turjumimayo shabakada wararka Waayaha.net.

 




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software