Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Wabigii Cadaalad darrada Puntland oo fatahmay

Yagleelidii hore ee lagu dhisay PUNTLAND bacdamaa ay ku jaan go need laguna saleeyay aano dad gaara marka la eego danta guud ee shacabka degaanadaan, ayaan ka fahmaynaa in aan wax horumar ah iyo wanaag ka soobaxaynin.

 

Mansabkii siyaaso, dhaqaale ee gobolada Puntland waa lala dhuuntay waxaana cagta loo saaray wado khaldan oo ah dhac boob qaawan,cadaalad daro,nin jeclaysi,eex qabyaalad maryo la'aan ah oo ciribteedu tahay inay gaybiso shacabka degaanka.

 

Waxaa kalifay hada inaan faaladan bixiyo ayaa ah gadoodka iyo kacdoonka biloowday ee hada kajira gayiga Puntland kadib markuu buux dhaafay waxa aan ugu yeeray WABIGII CADAALAD DARADA PUNTLAND oo hada buux dhaafay kadibna fatahay oo dul sabeeyay shacabkii iyo guud ahaan dagaanadii. Tusaale yar hadaan soo qadano; qorshaha ay wadaan  jifada arxanka daran ee kursiga puntland isku badbadasha waa maxamud saleebaane iney rabaan in uu XASAB ABSHIR uu badalo CADE MUSE ,jifadan maxamud saleebaan maba xishoodaan, miyaysan jirin wax garad iyo odayaal DADKOODA ah? waajiraan laakiin iyagaaba ku raacsan oo ay laqumantahay arinkani.

 

dadka reer puntland RAALI MAKA NOQON DOONAAN XASAN ABSHIR FAARAX ? siyaasad xumida heysato puntland waxaa masuul ka aha odayga

cabulaahi yusuf axmed.qalbigiisu wuxuu murtaax yahay markuu arko rag haybtiisa ah oo hareero fadhiya oo dalka wada haysta meel walba.markaasuu waxa uu dareemayaa fiicnaan iyo sareeyn iyo halagu dhahoo ala dayaay jifadiisa waa niman balaayo ah oo khatar ah hadee madadkalaa jiraba!

 

GUNAANAD

 

Waalaga ilbaxay hartibaynu isku nahay,daarood baynu isku nahay,soomaali baynu nahay been ah dadkani majeerteen mayaqaanan,oo harti mayaqaanaan,oo daarood mayaqaanan oo soomaali mayaqaanan oo diin mayaqaanaan oo iyagu ismayaqaanaan. waxay yaqaanaan maxaan dhacaa maxaan cunaa maxaan isku diraa.waa noc jira ah daawo malaha waa xanuun baas aad u eega soomaaliyeey.nina kama murqo kuus kuusna oo kama sanweeyne ee oo haatan cade arag ma dhaamee reer jilib beerahooda ayay fashaane oo dhidikooda ayay cunaane hade haday lacag iyo doolar rabaan ha shaqaysteen maxay ugu haystaan dadka dhaqaalhaooda.

 

Liibaan Ali Khaalid

Qaalid3@hotmail.com

 

Afeef maqaalkan ka turjumi mayo shabakada Waayaha.net waxa iska leh qoraaga ku saxiixan




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software