Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Guddoomiye ku xigeenkii gobolka Banaadir Firinbi oo saakay geeriyooday

 Muqdisho (WNT)-Waxa saakay isbitaalka madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday guddoomiye ku xigeenkii gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha siyaasadda Cabdullaahi Xasan Ganey (Firimbi)

 

Marxuuka ayaa lagu soowaramayaa in maalmihii u danbeeyay uu la liitay xanuun soo boodo ah, iyadoo saakayna uu jiradaas u geeriyooday, waxaana lagu wadaa in maantay lagu duugo qabuuraha magaalada Muqdisho.  

 

 Xanuunka iyo geerida marxuumka oo ahayd mid soo booda ah ayaa naxdin ku nqotay qaybo ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho,iyadoo dadku aysan la socon xanuunka Firinbi.

 

Ilo ku dhow dhow maamulka gobolka banaadir ayaa sheegay in masuulkani ahaa nin ku wanaagsan xagga shaqada gaar ahaan xagga kicinta iyo abaabulka,waxaana uu qayb lixaad leh ka qaatay barnaamijka lagu nadiifinyey magaalada Muqdisho iyada hadda lagala dagaalamay wixii qashi nahaa.

 

Xarunta wararka Waayaha.net

editor@waayaha.net




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software