Stocholm:-Cawil Diiriye Muuse, Said Abdi Samatar, Saadiq Salad Wayrax, C/qaadir Cali Salaad Ilyare, Xuseen Daahir Darbi, Daahir Jaamac Degel,C/laahi Yaasiin Samatar, Cali Yaasiin Samatar,C/salaan Faarax Cali karood, C/mahad Max’ud Yuusuf, Saleebaan Cabdullaahi Warsame, Cabdiwaajid Faarax Ciise, Max’ed Cuuke, faadumo Cali Ciid, Fahiimo Nuux Aadan, Saciido Yaasiin Cali faarax, khadro Daahir Darbi, Caasha Ismaaciil, faadumo Ismaaciil, Carab Bashiir, Dhamaan dadkaan iyo kuwa kale oo badani waxay Tacsi u dirayaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Eng Saacid Muuse oo 23/03/07 ku geeriyooday isbitaal ku yaala Magaalada Göteborg ee dalka Sweden, Waxay ilaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo Eheladii uu katagayna uu Samir iyo Iimaanka siiyo.
Hadaan nahay Bahda Shabakada Waayaha.net waxaan alle u waydiinaynaa in alle raxmadiisa u fududeeyo.