Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
R/wasaare ku xigeenka Turkiga iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho

Muqdish(WNT)-R/Wasaare ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirada Turkiga iyo saraakiil kale ayaa maantaad soo gaaray magaalada Muqdisho,iyadoo halkaas oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen Wasiirro iyo saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ay hogaaminaysay R/wasaare Ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiya Yuusuf xaaji.

Wefdigaan ayaa la geeyey geeyay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya,iyagoo dhowaan kulamo la qaadanaya Raysal-wasaare Saacid iyo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.

 Weli ma cadda sababta dhabta ah ee wafdigaani u yimaadeen,waxaa dalka Turkiga safka hore kaga jiraa dawladaha daneeya arrimaha Soomaaliya, hase ahaatee R/wasaare ku xigeenka Turkiga ayaa ah madaxa Turkiga u qaabilsan Barnaamijka lagu gar-gaarayo Soomaliya isagoo dhowr jeer oo hore soo booqday magaalada Muqdisho.

Waxaa la filayaa bisha June 2013  in dalka Turkiga lagu qabto shir lagaga hadlayo dib u dhiska dalka Soomaaliya,iyadoo dalka Turkigu uu mashaariic xooggan kla wado magaalada Muqdish.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software