Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
guddoomiyaha gobolka Baay oo xabsiga loo taxaabay

Muqdisho(WNT)-Gudoomiyaha gobolka Bay C/fitaax Maxamed Geeseey oo dhowaan Dowlada FS Xilka ka qaadey ayaa wararka imaanaya gobolka Bay waxay sheegayaa in ay ciidamada nabad sugidu ka kaxaysteen gurigiisa oo ku yaal Baydhabo, waxaana lagu xirey xabsi ku yaal magaalada Muqdisho, arintaan ayaa ka careysiisey dadweynaha ku dhaqan gobolka Bay.

Bishii hore ayaa amar uu soosaarey guddoomiyaha golaha Baarlamaanka oo xiligaa matalayay Madaxweynaha waxay xilkii ka xayuubiyeen C/fitaax Maxamed Geeseey in kastoo arintaas uu sharci daro ku tilmaamey , wuxuuna intaasi raaciyey guddoomiye Geeseey ineysan Dastuuri ahayn in Dowlada dhexe soo fara galiso maamulka Gobolka Bay, Shacabkuna xor u yihiin doorashada maamulkii ay doonayaan.  

Dowlada ayaa geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay sidii ay u samayn lahayn maamulo iyada hoos yimaada oo laga soo magacaabay magaalada Muqdisho halkii ay garab siin lahayn sida dastuurku qabo in la sameeyo maamul  goboleedyo.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software