Waayaha.net
Qoraal jawaab u ah war ay horay u soo saartay Harti Abgaal ayaa soo gaaray shabakadda waayaha.net , qoraalkan oo ay soo saareen beesha Wacaysle Abgaal ayaa sida la sheegay wuxuu jawaab u yahay qoraal ay horay u soo saartay beesha Harti Abgaal kaasoo ay dhaliil ugu soo jeediyeen beesha Wacaysle iyo Abgaal iyo gaar ahaan madaxweyn Xasan SHiikh Max'ud. ( Hoos Ka Aqri ):



