Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Beesha Harti Abgaal oo walaac ka muujiyay dhaqanka Madax-weynaha FS kuna eedyay inuu dad gaar u xaglinayo (Aqri qoraalka).

Muqdisho,(WYHN):- Kulan balaaran oo ay shalay  beesha Harti Abgaal ku yeelatay magaalada Muqdisho ayaa beeshu cabasho ka muujisay sida uu madax-weyne Xasan SHiikh Max'uud Calasow ugu tagri falayo awoodda xafiiska, waxayna ku eedeeyeen inuu garab maray sidii ay ahayd in beelaha Soomaaliya awoodda siyaasadda qaynuun ahaan loogu qaybiyo.

Beesha ayaa sidaasoo kale waxay si gaar ah farta ugu fiiqeen in mashruuc ay gacanta ku haysay shirkadda Al-waxdda oo dib loogu dhisi lahaa hotel-adii waaweynaa ee dowladda ee burburay uu ka qaaday shirkadaas hadana uu rabo inuu ku wareejiyo shirkad kale iyadoo aan wax sabab ah la sheegin, waxayna beesha xustay in shirkadda Al-waxdda uu siiyay mashruuca dib u dhisidda hotel-adaas  madax-weynihii  hore ee DFKMG ahaa SHiikh SHariif Axmed.

Beesha ayaa sidoo kale sheegtay in madax-weynaha uu si bareer taladii dalka gacanta ugu geliyay koox gaar ah oo aysan magacaabin, waxayna sheegeen in kooxdaas ay madax-weynaha xagaa fikirka isku mid ka yihiin isaga,  kuwaasoo sida aad moodo ku fekeraya inay iyaga keliya inay iyaga keliya xukunka dalka hayaan waligood.

Aqri Qoraalkii:




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software