Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo sarkaal dowlada ka tirsan ku jiiray Gobolka Shabeelaha Hoose.

Marka,(WNT):-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha Hose ayaa sheegaya in kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM jiireen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada dowlada KMG ah.

Sarkaalkan oo ka tirsanaa Guutada 3aad ee Ciidamada xooga dalka ayaa lagu magacaabi jiray C/salaan Sheekh Maxamuud Hilowle.

Askari ka tirsan Ciidamada dowlada oo ku sugnaa Goobta falku ka dhacay ayaa warbaahinta arintaasi u xaqiijiyay.

Isaga oo sheegay in Kolonyada Ciidamada AMISOM ku jiireen sarkaalka deegaanka Carbiska isla markaana horay socodkooda u sii wateen.

Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha AMISOM oo ay arintaani kaga hadleen.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software