Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Daawo hadal uu jeediyey Xasaan Xuuseen muran iyo is qab qabsi‏

Muxaadaro uu jeediyey wadaad weyn oo caan ah oo Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inay dhalisay muran weyn iyo is qab qabsi ka dib markii uu wadaadkaas uu sheegay in meeshiisa lagu dilo qof kasta oo dadaal ugu jira kana qeyb qaata in dalka Soomaaliya uu noqdo dal fedaraal ah oo u qeybsan dowlad goboleedyo isu tagay.

Wadaadkaan oo lagu magacaabo  Sheekh Xaasan Xusseen Aadan oo ka mid ah wadaada ugu waaweyn ee Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa uu dhawaantaan sheegay xili uu jeedinaayey muxaadaro in dadka Soomaaliyeed ee u ololeynaayo in dalka Soomaaliya laga sameeyo maamulo kala duwan meesha ay joogaan lagu dilo asagoona sheegay inay xaq tahay dadkaas in la dilo, Sheekha ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay inay tahay in la soo dumiyo oo la soo baabi'iyo maamuladii Soomaaliyeed ee horey u jirey sida Puntland iyo Somaliland asagoona dhamaan maamuladaas iyo kala qeybintaas dusha uga tuurey inay yihiin waxay ka dambeeyaan dadka gaalada ah oo aysana ahayn fikrad Soomaaliyeed.   Nin Walba oo isku daya inuu ummadaas Soomaali kala qeybiyo waa in meesha  uu taagan yahay lagu Dilo!,  Nimanka Baydhabo ku shiraya,  kuwa halkan ku shiraya,  kuwa Nairobi wareerinaya,  Hadii la gaadi karo waa oo in la Dooxo, sidii umul  loo ummula dooxo, hawshaas waa inaad ku talo gashaan, waa wax aad garateen sow maaha ayuu yiri wadaadkaas oo la hadlaayey dadkii dhageysanaayey.

Ugu dambeyntiina iyadoo hadalada wadaadkaasi ay yihiin kuwo abuuray muran iyo is qab qabsi u dhexeeya dadka Soomaaliyeed islamarkaana ay qaar badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed ay ku tilmaameen hadalada wadaaadkaasi inay yihiin kuwo qatar weyn galin kara nolosha dad badan oo Soomaaliyeed oo madax iyo hogaamiyayaal ah islamarkaana dhiirigalineyso inay dad wax ma garato ah ay ku dhaqaaqaan falal ay ku waxyeeleynayaan oo ayna ku beegsanayaan qaar ka mid ah madaxda Soomaaliyeed ayaa waxaa kale oo uu wadaadkaan ku amaanay hadalkiisa wadaadada oo uu sheegay inay yihiiin kuwo u taagan mar kasta oo naftoodana u hura midnimada dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

 Halkaan ka daawo : http://www.youtube.com/watch?v=B6POfxieRXg

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com

 




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software