Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Xil-dhibaan Cabdi Bare oo Jaaliyadda Soomaaliyeed kula hadlay Minneapolis, Minnesota.

MInneapolis,Axaddii, (Feb.17,2013):- Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo in dhoweydba ku sugnaa magaalada Minneapolis ayaa la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladaas, xil-dhibaanka ayaa sheegay in loo baahanyahay in jaaliyadda ay ka qayb qaadato dhismaha iyo horumarinta dalka Soomaaliya, "haddii jaaliyadaha dibadaha ku nool ay maal gashadaan dalka ay taasi suuro gelin lahayd si fudud nabad-gelyo ka hana qaadda dalka, waayo shaqooyin baa abuurmi lahaa, dhallin yarada meelo ay ka xoogsadaan bay heli lahaayeen, wax badan baa is bedeli lahaa" ayuu yiri Cabd Baree.

Waxaa kaloo kulankaas ka hadlay Xil-dhibaan Cabdi-Caziiz Yuusuf oo isaga laf ahaantiisa in muddo ku sugnaa magaalada Mineapolis, labada xil-dhibaan ayaa si wada jir ah uga hadlay in dalku u baahanyahay aqoonta iyo maskaxaha dadka qurbo-joogta ah, sidaas daraadeedna loo baahanyahay in qurbo joogta inay ogaadaan inuu waajib ka saaranyahay dalkooda.

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen dad badan oo ka tirsan jaaliyadda ku nool magaalada Minneapolis ayaa ahaa mid si aad ah loo soo agaasimay loogana soo shqeeyay, ayaa ku dhammaaday dardaaran ay xil-dhibaannada u jeediyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Minneapolis, waxayna ugu baaqeen inay midoobaan kana shaqeeyaan horumarka mujtamaca iyo dalka ay ku noolyihiin.

 




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software