Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
howl gallo dad lagu qab qabtay oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Ciidamada maamulka KMG ee magaalada Kismaayo ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen qabo ka mid ah xaafadaha magaalada ka soo qab-qabtay rag hubeysan oo la sheegay in ay ka tirsanyihiin ururka Al-shabaab.

Taliyaha ciidamada maamulka degmada Kismaayo Max’uud Khaalid oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in howlgalladaas ay xalay ka sameeyeen xaafadda Guulwade ee magaalada Kismaayo ay ku soo qabteen 3 nin oo hubeysan.

Khaalid ayaa intaasi ku daray in raggaan ay soo qabteen ay ka tirsanyihiin Al-shabaab islamarkaasna ay qeyb ka ahaayeen falalka ammaan darro ee ka dhaca magaalada, waxaana ragaan la soo qab qabtay lagu xiray saldhigga dhexe ee degmada Kismaayo.

Shalay ayey ahayd kolkiia magaalada Kismaayo lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada maamulka KMG ee degmada Kismaayo, iyadoo aan ilaa hadda la garanayn cidda ka danbeeysay dilkiisa,waxaanalasheegay in kooxahaasi qaateen hubkii uu askarigaasi sitay xaafadda Faanoole.

 Magaalada Kismaayo ayaa tan intii ciidamadani la wareegeen ayaa waxaa yaraa dilalka,iyadoo taasi lagu tilmaamay aqoonta ciidamadani u leeyihiin xarakada Al-shabaab maadaama ay muddo dheer wada shaqayni ka dhexaysay.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software