Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Daawo: Haweeney si adag xiriirka ugu jartay nin aad isugu dheeraadeen‏

Haweeney u dhalatey dalkaas Ingiriiska ayaa waxaa la sheegay inay hab fool xun oo la yaab leh oo aan horeyna loo arkin ay xiriirka ugu jartey nin ay is jeclaayeen oo ay  saaxiib ahaayeen mudana ay wada socdeen iyadoona .

Haweeneydaan oo magaceeda ku soo koobtey Laura ayaa waxaa la sheegay inay saaxiibkeed oo lagu magacaabo Dan oo ay wada socdeen ay kaga naxsatey inay xiriirkii u jartey iyadoo walibana ku soo beegtay maalinta Jacaylka aduunka ee Valentine Day, Haweeneydaan ayaa waxay sameysay arin la yaab leh oo ah inay kireysatay mid ka mid ah boorarka lagu qoro xayeysiinta ee kaalinta shidaalka ama baasiinlaha Esso ee magaalada Manchester gaar ahaana boor ama tabeele ku yaala meel u dhow halka uu ninka saaxiibkeed ah uu u soo qado tago maalin kasta,  hadaba haweeneydaan ayaa waxay ku qortey boorkaas oo far waaweyn ah sidatan (  Dan, waan kaa tagay oo waxaan raacay ninka lagu magacaabo Gary, dharkaagii waxaan kuugu dhiibay hooyadaa oo guriga waxba kaama yaalaan, sidoo kale waxaan badalay furayaashii guriga, waan ka xumahay inay arintaan ay ku soo hagaagto ama ay ku soo beeganto maalinta jacaaylka Laura ayey hadalkkeedii ku soo gabagabysay haweeneydaas.

Ugu dambeyntiina iyadoo ninkaas miskiinka ah ay fariintaas ku noqon doonto uur ku taalo ayaa arinta ay haweeneydaas ku kacday waxay noqotey tan ugu hadal heynta badan gaar ahaan baraha internetka arimaha bulshada dadka qaar ayaa waxay sheegeen in qof aad jeceshahay uu ku ceyriya waa wax laga xumaado laakiinse waxaa ka sii daran in lagugu bahdilo goobta aad u nasasho tagto oo aad u doonatid inaad shaqadaada kaga soo nasato arintaas ayaa ah mid aad looga xumaado, ISidoo kale dadka qaar oo ka muujiyey jiritaanka arintaas ayaa waxaa arintaas xaqiijiyey milkiilayaasha boorkaas Amscreen aabaha lagu magacaabo Sir Alan Sugar iyo wiilkiisa Simon Sugar oo labada ku soo bandhigay arintaas bogooda Twitterka, Boorkaas ayaa waxaa la sheegay in lagu kireysan karo lacag gaareyso ilaa iyo 75 euro bishiiba.

Halkaan ka daawo : http://www.youtube.com/watch?v=ge0RMwhoVUk

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software