Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Jaaliyadda Puntland ee dalka Finland oo tacsi udireysa Sheekh C/qaadir Nuur Faarax (Gureey)

 

Inaanlilaahi waa inaa ileyhi raajicuun!

 

Jaaliyada Puntland ee ku nool dalka Finland ayaa tacsi tiiraanyo leh udireysa dhamaan qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaaliyeed oo ka kooban culimada, ganacsatada iyo hogaamiyaasha dhaqanka, gaar ahaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekh C/qaadir oo gacan ka xaq daran ey ku dishay magaalada Garoowe 15.2.2013.

 

Waxaan Sheekh C/qaadir Ilaahay uga baryeynaa inuu jannadii Fardowsa ka waraabiyo qabrigiisana Allah u nuuriyo, asxabtiisa, ehelkiisa iyo qoyskiina samir iyo iimaan Allah ka wada siiyo. Aamiin!

 

Waxaan dhaleeceyneynaa kuwii ka danbeeyay falkaas foosha xun iyo kuwa ka horeeyay oo la mid ah sidii falkii lagu dilay Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan, waxaan leenahay fitnada iyo dhibka ku haysaan shacabka soomaaliyeed Allah idinka qabto, waxaana mutaysen doonta ciqaabta Alle if iyo aakhiro.

 

Waxaan ka codsaneynaa shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka iyo maamulka Puntland iney xil iska saaraan sidii dhacdooyinkan looga tashan lahaa maadaama ey masuuliyad saaran tahay maamulka iney badbaadiyaan oo dhowraan dadka birmageydada ah oo umada indhahooda ah. Waxaan dowladda Puntland ugu baaqeynaa iney guddi ka kooban qeybaha kala duwan bulshada loo bixiyo dhacdadaan, culimada waaweyn iyo dadka indhaha bulshada u ahna amaankooda laga taxadiro.

 

Wabilaahi towfiiq

 

Jaaliyada Puntland ee dalka Finland



   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software