Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Oday aqoon dheer u lahaa sheekh C/Qaadir Nuur Faarax oo geeridiisa katacsiyeeyey

Waxaa tacsi tiiraayo leh diraya Cabdi Diiriye Aw-aadan ,caruurtiisa iyo guud ahaa qoyskiisa oo uu oday u yahay,waxana uu tacsidaasi gaarsiinayaa,guud ahaan ummadda Soomaaliyeed,gaar ahaan dadka reer Puntland oo waayey tiir ka mid ah tiirarkii ugu cuslaa ee xagga nabada iyo khayrka oo si taba ruc ah loogu shaqeeyo,waxaa si gaar ah u gaasiinayaa tacsidaan caruurtii iyo xaasaskii uu ifka uga tegay.

“waxaan garanayaa Sheekh C/qaadir  tan ardaynimadayaddii aanu aad u yar yarayn,waxaau ahaa nin khayr badan oo aan noloshiisa xataa caruurnimadii aan cayaar badney,dagaal badney,cayaar badney inta badana waxaa uu xifdin jiray daruustiisa oo dhinaca diinta u dabney” ayuu yiri Cabdi Diiriye Aw-aadan oo ay isla soo koreen Sheekh C/qaadir Nuur Faarax.

Cabdi Diiriye ayaa intaasi raaciyey in Sheekh C/qaadir  noloshiisa inuusan wax aan khayr ahayn kashaqayn,waxaana uu ku dhintay buu yiri khayrkii uu weligiis ka soo shaqaynayey,waxaana uu illahay u weydiiyey inuu geeyo jannatul Firdowsa Aclaa.

Oday Cabdi Diiriye ayaa sheegay in Sheekh C/qaadir lagu xasuusan doono 3 arrimood oo taariikhda galay oo kala ahaa,sidii uu uga soo horjeestay dagaalkii ururkii Al-Itixaad uu ku qaaday gobollada Puntland,kii maxaakiimta oo ku taliyey la joojiyo iyo mowqifka uu iska taagay musiibadan dhiiga islaamka baneystay naftiisana uu ku waayey.

Allaha naxariisto C/qaadir Nuur Faarax illahay jannatul Firdowsaha ka waraabiyo inaga badal isagii kale ahna hayna siiyo.

Aamiin.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software