Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Minnesota oo ka tacsiyeeyay geeridii SHiikh Cabdulqaadir

Odayaasha iyo wax-garadka jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee ku dhaqan gobalka Minnesota ayaa iyagoo ka tiiraanyeysan dilkii foosha xumaa ee koox Burcad ah ee Al-shabaab ay u geysteen SHiikh Cabdulqaadir  Nuur Faarax bishan aan ku jirno ee February 15dii, 2013,  magaalada Boosaaso bartamaheeda, waxayna Marxuumka Alle uga baryayaan inuu naxariistiis janno siiyo ehelladii iyo qaraabadii uu ka geeiryooday iyo guud ahaan shacab weynaha Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland uu sabaur ka siiyo.

Jaaliyadda ayaa ka codsanaysaa dowladda Puntland iyo dad-weynhaba inay ilaaliyaan nabad-gelyada iyo ammaanka dalka, isla markaasna ka codsanaysa dowladda Puntland iyo shacakaba inay si wada jir ah ugu hawl galaan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa Dhagar-Qabayaasha geystay dilkaas foosha xun.

Magacyada odayaasha iyo wax garadka tacsida diraya:

1-Cabdullaahi Axmed KHayre .

2-Cabdulqaadir Yuusuf Ismaaciil.

3-Muuse Xasan Yuusuf (Galac).

4-Max’ed Nuur Yuusuf.

5-Ismaaciil Xaaji Warsame.

6-Cabdullaahi Cali Barre.

7-Cali Xaaji Muuse,

8-Max’ed Diiriye Qoorad.

9-Xuseen SHiikh.

10-Axmed Shire Cali (Boombolo)

11- Cabdi-Raxmaan Shire (Qaaje).

12-Jaamac  Max’ed Nuux

13- Cabdulqaadir Saciid Xirsi.

14-Faarax Yuusuf Cadde.

15-Cali  Xaaji Saciid (Cali-DHeere)

16-Muxyidiin Xaaji Saciid.

17-Cbadi –Raxmaan Cusmaan

18- Nuur Saciid Cilmi.

19-Cusmaan Max’ud (Badhaboo)

20- Max’ed Muumin

21-Adan Ismaaciil (Adan-qaylo).

22-Cali Saciid Axmed (Cali-dalays)

23-Muxamed Cali Yuusuf.

24- Muxamed Diiriye SHire.

25-Cabdulqaadir Cali Biligsay.

26-Maxamed Jaamac.

27-Cabdullaahi Xaaji Cali (Jumed).

28-Cabdullaahi Max’ed Max’ud (Jaalo).

29-Ayax Cabdi Dinax.

Alle Ha U Naxariisto  SHiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax “(AAMMIIN"

 




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software