Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Daawo :Warbaahinta Caalamka oo Faafisay in Booliiska Koonfur Afrika Qeyb Ka Yihiin Boobka Ganacsatada somalida‏

Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa la sheegay inuu qeyb ka yahay dhaca iyo bililiqada loo geysanaayo dadka Soomaaliyeed ka dib markii ay booliiskaas ay kala baxeen Soomaali ganacsato ah dukaamadoodii arintaas oo keentay in loo geysto dukaamadaas dhac iyo bililiqo weyn maadaama aysan joogin cid ilaalineyso dukaamadaas.

Soomaalidaan oo ku lahaa ganacsi dukaamo magaalada KwaNobuhle ee dalkaas South Africa ayaa waxaa la sheegay inay ugu yimaadeen baaritaan ku saabsan sharcigooda booliiska magaalada, Laakiin arinta la yaabka leh ee ka dhacday halkaas ayaa waxay tahay inay booliisku ay kala baxeen oo ayna u ka xeysteen saldhiga booliiska si ay u soo xaqiijiyaan deganaanshahooda Soomaali ku sugneyd dukaamadooda ayadoona ay dukaamadaas oo aysan jirin cid ilaalo ama waardiye ka ah maadaama lag ka xeeystey dadkii lahaa ay keentay inay dadka deegaanka ay u geysteen dhac iyo boob xad dhaaf ah islamarkaana ay gurteen hantidii taalay dukaamadaas iyadoona sidoo kale jir dil loogu geystey halkaas qaar ka mid ah Soomaali ku sugneyd goobtaas halka ay Soomaaliduna ay toogasho ku dileen mid ka mid ah dadkii bililiqada geysanaayey, arintaas dhacday oo ay ka caroodeen qaar badan oo ka mid ahaa milkiilayaashii dukaamadaas loo geystay dhaca ayaa waxay ku eedeeyeen waxa dhaca inay ka masuul yihiin booliiska iyo wasaarada arimaha gudaha ee dalkaas iyadoona sida la sheegay ay kooxahaasi ay bililiqeysteen dukaamo kor u dhaafaayo ilaa iyo 12 dukaan oo ay lahaayeen dad Soomaaliyeed oo ku lahaa ganacsi magaaladaas.

Ugu dambeyntiina iyadoo dhibaatada dhacday eedeeda dusha looga tuurey wasaarada arimaha gudaha ee dalkaas Koonfur Afrika oo la sheegay inay iyadu ka dambeysay qorshahaas lagu baaraayo Soomaalidaas leh dukaamda ayaa Aadan Cabdi samada oo ka mid ahaa milkiilayaashii dukaamadaas dhaca iyo boobka loo geystay waxaa uu sheegay inay booliiska ay ka ka xeysteen dukaankiisa taasina ay keentay inay dadkaasi dhacaan maadaama aysan jirin cid ilaalineysay, baariaanka booliiska ayaa waxaa la sheegay inay ku qabteen oo ay xabsiga dhigeen ilaa iyo 4 qofood oo Soomaali ah oo la sheegay inaysan heysan wax sharci ah sidoo kale ayey booliisku waxay qabteen ilaa iyo 9 qofood oo lagu helay heysashada hantidii laga dhacay dukaamada ay lahaayeen dadka Soomaaliyeed.    

Halkaan ka daawo : http://www.youtube.com/watch?v=lmKkv38mm-c

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com ‏




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software