Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
suladaan lagu dilay Boosaaso

Waxaa maanta magaalada Bosaso lagu diley Suldaan Muuse Faarax Muuse oo ahaa suldaanka mid ka mid bebeelaha ugu waaweyn beelaha gobolka Bari.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay dilka  geysteen laba dhalinyaro ah oo soo xirtey tuutaha ciidamada ka dibna ay halkaasi isaga carareen kolkii ay dilka gaysteen,iyadoo dilku ka dhacay bartamaha suuqa magaalada Boosaaso oo ay socdaan hawlihii ganacsigu.

Suldaanka la dilay ayaa 15-kii sano ee u danbeysey ka shaqeynayey arrimaha nabadda iyo wada noolanshaha bulshada Puntland, waxa uu ahaa nin afgaaban isla markaana lagu yaqaano illaah ka cabsi fara badan.

Illaa hadda ma cadda sababta dhabta ah ee ka danbaysa dilka marxuumka,waxaa la sheegay in raad joogo kooxihii dilka gaystay.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software