Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
TACSI: Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Minnesota oo tacsi u diray qoyskii iyo ehelladii Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor iyo guud ahaan reer Jubbaland.

DHammaan odayaasha iyo wax-garadka jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland eek u dhaqan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa iyagoo murugada la qaybsanaya waxay tacsi u dirayaan qoyskii  iyo  ehelladii uu ka geeiyooday  iAlle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor oo 31kii bishi la soo dhaafay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxay sidaasoo kaloo tacsi taas la mid ah u diriyaan guud ahaan dad-weynaha ku nool gobollada Jubbaland oo uu oday u ahaa Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor,waxayna Marxuumka Alle uga baryayaan danbi dhaaf  iyo inuu naxariistiisii Janno siiyo, intii uu ka geeriyoodayna sabur iyo imaan ka siiyo.

Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor Alle ha u naxariistee waxaa lagu xasuusan doonaa dadaalkii uu u galay nabaadinta dadka deegaanada Jubbaland ku dhaqan ilaa iyo intii ay dhacday dowladdii hore 1991kii, xilligaasoo ahaa markii lagu caano shubay.

Wuxuu door fiican ka soo qaatay shirarkii dib u heshiisiinta ee ka dhacay dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba, wuxuuna markii u horeysay ka qayb galay shirkii ay UNISOM ku qabatay gigada diyaaradaha ee magaalada KIsmaayo 1993kii kaasoo ay soo qabanqaabiyeen Gen. Max’ed Abshir Muuse iyo Amb. Cumar Macallin, wuxuuna ahaa shirkii ugu weynaa ee nabadeed ee gobolladaas kadhacy tan iyo intii ay dalka dagaalada ka dhaceen.

Alle ha u naxariistee Suldaanka  wixii markaas ka dambeeyay wuxuu ahaa dhambaal side u ololeyniya sidii bulshada Soomaaliyeed nabad gelyo loo dhex dhigi lahaa wuxuu ka qaayb galay shirar dhowr ahaa oo ka dhacay dalka dibaddiis,  sida shirkii ka dhacay Carte, dalka Djibouti ee lagu soo dortay madax-weynihii hore Cabdi-qaasim Salaad Xasn, sanadkii 2000, wuxuu kaloo ka qayb galay shirkii  ka dhacay Mbagathi , dalka Kenya ee lagu soo doortay madax-weynihii hore Cabdullaahi  Yuusuf Axmed, sanadkii 2004tii. Hadda intii uusan xanuusan wuxuu ka mid ahaa oday dhaqameedyadii wax ka waday  maamul u samaynta Jubba land.

Magacyada odayaasha iyo wax garadka taxsida diraya:

1-Cabdullaahi Axmed KHayre .

2-Cabdulqaadir Yuusuf Ismaaciil.

3-Muuse Xasan Yuusuf (Galac).

4-Max’ed Nuur Yuusuf.

5-Ismaaciil Xaaji Warsame.

6-Cabdullaahi Cali Barre.

7-Cali Xaaji Muuse,

8-Max’ed Diiriye Qoorad.

9-Xuseen SHiikh.

10-Axmed Shire Cali (Boombolo)

11- Cabdi-Raxmaan Shire (Qaaje).

12-Jaamac  Max’ed Nuux

13- Cabdulqaadir Saciid Xirsi.

14-Faarax Yuusuf Cadde.

15-Cali  Xaaji Saciid (Cali-DHeere)

16-Muxyidiin Xaaji Saciid.

17-Cbadi –Raxmaan Cusmaan

18- Nuur Saciid Cilmi.

19-Cusmaan Max’ud (Badhaboo)

20- Max’ed Muumin

21-Adan Ismaaciil (Adan-qaylo).

22-Cali Saciid Axmed (Cali-dalays)

23-Muxamed Cali Yuusuf.

24- Muxamed Diiriye SHire.

25-Cabdulqaadir Cali Biligsay.

26-Maxamed Jaamac.

27-Cabdullaahi Xaaji Cali (Jumed).

28-Cabdullaahi Max’ed Max’ud (Jaalo).

29-Ayax Cabdi Dinax.

Alle Ha U Naxariisto Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor (AAMMIIN”




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software