Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
OGEYSIIS DEG DEG AH—- Mudaharaad ka dhan ah madaxwayne Xasan Shiikh oo ka dhici doona London

Ummadda Soomaaliyeed ee nabada jecel waxaa lala socodsiinayaa in ururka Sahal iyo jaaliyada UK ay wada dhigi doonaan mudaharaad looga soo horjeedo qaabka hogaanka uu dalka ku wado madaxwayne Xasan Shiikh. Jaaliyaddu waxay aad uga xun tahay siyaasaddaha guracan xun ee uu la soo baxay Xasan Sheekh, taasoo jaaliyada UK ay ka cabsi qabto in dalka uu galiyo markale dagaal sokeeye.

Ujeedada mudaharaadku waa inaan muujino inaan kasoo horjeedno ku dhaqan la’aanta dastuurka fadaraaliga ah, hantida iyo guryaha ee Muqdishu lagu haysto ilaa 1991, qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyo farogalinta ay dawladu ku hayso maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka, iyo xadgudubka, caburinta lagu hayo suxufiyiinta ka hawlgasha Muqdisho.

Mudaharaadka waxaa lagu qaban doonaa goobta iyo waqtiga soo socda:

Maalinta: Isniin

Taariikhda: 04.02.2013

Saacada: 3:30 ilaa 6.30pm
Barta kulanka ka hor mudahaaradka:

St James’s Square

Goobta mudaharaadka: Chatham House, London, SW1Y 4LE

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xiriir taleefanada hoose ku qoran:

1.    07428639219

2.    07983540388

3.    07985438544

4.    07535835783

5.    07956590026

 Fiiro gaar ah: Fadlan soo qaadata dharka qaboobaha oo usoo diyaargarow inaad dibada u taagnaato badbaadinta dadkaaga, dalkaaga iyo damiirkaaga.

Waxaa imaan doona warbaahinta noocyadeeda kala duwan ha moogaan oo ha ka maqnaan mudaharaadkan oo noqon doona mid taariikhi ah insha allah.




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software