Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
daawo haweenay ku nool dalka Maraykanka oo caada ka dhigatay cunista timaha bisada

 Haweeney ku nool dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay caadeysatey oo ay jeceshahay inay cunto timaha mukulaalaha ama bisadaha arintaas oo ay la yaabeen dad badan oo ku nool aduunka.

Haweeneydaan oo lagu magacaabo Lisa oo 43 sano jir ah kuna nool magaalada Detroit ee gobolka Michigan ee dalkaas Mareykanka oo lagu soo bandhigay barnaamijka lagu magacaabo My Strange Addiction ama (caadadeyda la yaabka leh) ee ka baxa telefishinka TLC ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay jeceshahay oo ay ka hesho inay cunto timaha mukulaalaha ama yaanyuurada iyadoona sheegatay inay timaha bisaduhu ay yihiiin wax cajiib ah oo macaan islamarkaana u wanaagsan dhadhankooda carabka, Haweeneydaan oo leh bisad ayaa waxay timaha bisadaas ay ka soo aruursataa meelaha ka mid ah guriga ee ay ku daateen timaha yaanyuurtaas iyadoo ka dibna cunto timahaas, Haweeneydaan oo mudo ilaa iyo 15 sano ka badan cuneysay timahaas ayaa waxaa la sheegay inay maalin kasta ay cunto kuus ka mid ah timaha ka rifmay mukulaashaas iyadoona sheegtay inay labadii saacadoodba ay mar u baahan tahay inay cunto timahaas.  

Ugu dambeyntiina iyadoo haweeneydaan ay sheegtay ina cunitaanka timaha mukulaashu ay yihiin kuwo raaxo leh oo uuna qofku dareemaayo nasasho ayey haweeneydaan marka ay weyso timahaas oo daadsan guriga dhexdiisa waxay isticmaashaa inay leefto bisadeeda  oo ayna ku qaadato carabkeeda timaha mukulaashaas oo fresh ah iyadoona sheegtay inay yihiin kuwo noocaas ah timaha ugu wanaagsan ee ay cunto haweeneydaan iyadoo ku tilmaantey timahaasi inay la mid yihiin oo kale sidii suufka oo kale, Barenaamijka ku saabsan haweeneydaan timaha cuneyso oo faahfaahsan ayaa waxaa uu ka bix i doonaa teleefishinkaas TLC bisha soo socoto ee Feberaayo 13 keeda hadii alle idmo.

Halkaan ka daawo : http://www.youtube.com/watch?v=Xege5s2NtUU

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software