Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Ardayda jaamacadda PSU oo sameeyey buundo aad loogu baahnaa (daawo sawida)

Garoowe(WNT)-Ardayda Jaamacadda PSU ee Garowe ayaa si tabarucaad ah u sameeyey buundo aad loogu baahnaa oo ay muddo soo wadeen dhismeheeda,iyoogoo buundadan dhinac mariyey halkii hore ee baabuurtu mari jirtay si dadka iyo gaadiidku u kala helaan laba dhabe oo ay kala maraan.

Ardayda dhowaan yeeshay guddoon cusub ayaa go,aansaday inay  inta wadaan waxbarashada oo ay joogaan jaamacada ay dadka uga tagaan calaamad lagu xusuusto,oo dadka wax tar u leh si ay ugu daydaan,jiilasha soo socda.

bundooGuddoomiyaha ardayda jaamacada Puntland C/raxmaan Geelle Ciise oo warbaahinta la hadlayey ayaa sheegay inay ujeedkoodu yahay waari mayside war ha kaa harro”dad ayaa naga horeeyey ama dugsida ahaadeen ama jaamacadaha ahaadeen kolay raad bay ka tageen angguna sidoo kale raad ayaanu ka tegaynaa ,oo hadde xaalku waa waari mayside war ha kaa hor” ayuu yiri guddoomiye Ciise oo intaasi ku daray inay dhiiri gelin iyo gacan dhaqaalaba uga baahan yihiin jaaliyada diba ee reer Puntland si ay u tayeeyaan shaqadan ay wadaan.

Ardayda jaamada PSU ayaa ka soo dhalaalay talaabo wax ku ool ah oo aan horay cid u dhaqaaday aysan jirin,waxaana ay mudnaan lahaayeen gacan laga siiyo hindisaha horumarineed ee ay ku talaabsadeen si  loogu dhiiri geliyo howlo kale oo kuwan ka baaxad weyn oo ay bulshada u qabtaan.

Puntland oo uu aad ugu badan yahay musuq maasuqu ayaa waxaa aad u yar maskax curisa hal abuur dhaxal gal ah,waxaana hormoodka hay’adaha iyo madax dowladu tartan ugu jiraan inay sameystaan guryo qasri ah inta ay ceel darkiisa taagan yihiin,halkii adeega bulshada wax laga qaban lahaa.

Gacan la siiyaa ardaydaan waxay garab gaashaan u noqn lahayd inuusan hagaasi xoogga soo kacay ee fakaray inuu wax ka qabto caqabadda mudada jiray iyadoon cid u dirtay  dhaqaale  mid dhaqaale ku ku siisay midna uusan jirin.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Faah Faahin Dheeraad ah oo ku Saabsan Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay (Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    17 Jun 2013
Wiil Soomaali ah oo dabaq dheer iska soo tuurey ka dib markii loo diiday sharciga!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 Jun 2013
Machcadka barashada xirfadaha ee new generation xaruntiisa Baargaal oo si rasmi ah loo furay    16 Jun 2013
Ururka sahal oo jawaab cad ka bixiyey shirkii shirqoolka ahaa ee Xuseen Carab iyo Max’ud Guure    16 Jun 2013
Daawo:Nin Soomaali oo ku Xasuuqay Soomaali kale dalka Mareykanka‏    15 Jun 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software