Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Boqorka beelaha Daarood oo tacsi tiiraanyo leh u diraya Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor

Boqor C/laahi Boqor Muuse ayaa tacsi tiiraanyo leh udiraya Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor oo ahaa Suldaankii guud ee AJI ee gobolada Jubooyinka oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenia habeenkii xalay oo taariikhdu ku beegneyd 30.01.2013.

Boqor C/laahi Boqor Muuse oo ku hadlaya magaca dhaqanka beelaha Daarood ayaa uga tacsiyeynayaa geeridaas naxdinta leh guud ahaan shacabka gobolada Jubooyinka iyo umadda soomaaliyeed, gaar ahaan qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor.

Sidoo kale Boqor C/laahi ayaa Eebbe ugu baryaya Suldaanka inuu kitaabkisa midigta kasiiyo, uuna ka waraabiyo janatul fardowsa. AAMIIN!

Boqor C/laahi Boqor Muuse

boqorka@gmail.com




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software