Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Shaki hareeyey imaatinka madaxweynaha Soomaaliya ee dalka Ingiriiska

London(WNT)-Shaki weyn ayaa hareeyey imaatinka madaxweynaha Soomaaliya safar shaqsi ah uu ku imaan lahaa dalka Ingiriiska,ka dib markii wafdiga madax weynaha ee ku sugan dalka Biljam lagu war geliyey inay socdaan qaban qaabo xooggan oo la doonayo in lagu muda haraado.

Warar ku dhow dhaw wafdiga madax weynaha ayaa noo xaqiijiyey in dad taageerayaal u ah madax weynaha ay ka bexeen dalka ingiriiska ugana tageen dalka Biljamka iyagoo ku war gelinaya in xaalladu aysan sahlaneyn diyaar garowna loo jiro sidii loogu mudaharaadi lahaa.

Arrintaan ayaa waxay keentay shaki weyn oo ku aadan in madax weynuhu yimaado dalka Ingriiska,waxana weli dhab loo caddayn imaatinka madaxweynaha.

Qorshaha ayaa awal ahaa inuu yimaado 3-da bisha fooda inagu soo haysa,4 bishana uu hadal ka jeedo aqalka Chatham house hase ahaatee arrintan ayaa weli caddayn.

Ururo iyo guud ahaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Ingriiska ayaa diyaar garow xooggan ugu jira sidii ay ugu mudahaardi lahaayeen madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud,iyagoo taasi ku sababeeyey inuu ka hor yimid dastuurkii lagu doortay ee ku dhaartay.

Dhowaan ayey ahayd kolkii madaxweynuhu uu boogday gobolka Soomaalidu aadka ugu madan tahay ee Minnesota ,halkaasi oo uu soo dhoweyn iyo mudaharaad labada kala kulmay,waxana taasi dakhar weyn ku tahay madax weynaha curdinka ee dhowaan xilka qabtay oo siyaasadiisa tafsiir la akhrin kari waayey uu dul saaran yahay,iyadoo inta badan loo aaneynayo inuusan daacad ka ahayn dastuurkii lagu soo doortay.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software