Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Madaxweynea Xasan Sheekh oo codsaday in laga qaado xayiraada hubka

Addis-abab(WNT)-Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud ayaa waxa uu qaramada Midoobay weydiistay in Xayiradda Hubka laga qaado dowladda Soomaaliya mar uu khudbad ka jeedinayey shirka qaramada Africa ee ka dhacayey magaalada Addis-abab.

Max’ud ayaa kulanka qaramada Africa ka sheegay in Soomaaliya hadda Mareyso heerkii ay wax kula qaybsan lahayd Caalamka intiisa kale si amniga  iyo kala danbayta dowladdiisu uga qayb qaadato,waxaanu codsaday inay u bahanyihiin in xayiradda hubka laga qaado dalka.

“ Waxaan si kal iyo Laab ah aan u salaamayaa uguna Mahad Celinayaa Madaxda Afrika oo Garab istaagay Shacabka Soomaaliyeed”ayuu yir M/weyne Xasan Sheekh Max’ud kolkii khodbadiisa jeedinayey.

 Qaramada midoobay ayaa xayiraad xagga hubka saartay Soomaaliya ka dib markii dawladii dhexe ee Soomaaliya bur burtay,Soomaaliyana ay ka dheceen dagaalo qabiil oo aan waxba laysu reebayn,waxaana weli adag in xayiraadaasi la qaado in laga hubsanayo in Soomaaliya ay gaarto bislaad ay kaga maaranto dagaalada qabiilka.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software