Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
ciidamada badda Puntland oo howl gallo burcad badeed ku soo qab qabtay

Gaalkacayo(WNT)-Howl gal xooggan oo Ciidamada dowlada Puntland ay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Jariiban ee Gobolka Mudug,iyadoo ujeedada gowl galkaani ahaa sidii loola dagaalami lahaa kooxaha Burcad badeeda Soomaalida,waxaana ciidamada badda Puntland ku guuleesteen in ay gacanta ku soo dhigaan ku dhawaad 10 nin oo la sheegay in ay ka tirsanyihiin kooxaha Burcad badeeda Soomaalida islamarkaana ay Jiraan dhibaatooyin muddooyinnkii ugu dambeeyay ay ka wadeen isla degnadaasi.

Ciidamada badda Puntland ayaa ku guuleystey in ay gacanta ku soo dhigaan 10kaasi qof ee lagu eedeenaayo Burcad Badeednimada,iyadoo la sheegay in raggaasi doonayeen in halkaasi ay ka galaan Xeebta Garacad ee Maamulka Puntland si ay afduubtaan Maraakiibta shisheeye ee  ku safraya biyaha badda Soomaaliya.

Saraakiil u hadashay ciidamada badda Puntland ayaa warbaahinta u sheegay in kooxahani gacanta lagu soo dhigay badankooda ay ku xiran yihiin hadda xabsiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Madaxda ciidamada badda Puntland ayaa intaasi raaciyey inuu sii socon doono hawl galada lagu dirirayo kooxha burcad badeeda ah,si loo xidida siibo kooxahan oo ku badan deegaan garacad ilaa meel sidaas uga fogayn degmada Eyl.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software