Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Puntland oo la weydiistay inay xabsiga siidaayaan macalin dugsi quraan

Qoyska Macalin Ibraahim Maxamuud Sh, Hindow  , oo ahaa Macalin wax ka dhigi jiray Dugsi Quraan oo ku yaal  Degmada Baargaal , mudo ka badana 2 sano ah ku xiran magaalada Boosaaso ayaa codsaday in dib xoriyadiisa loo siiyo.

Oorida Macalin Ibraahim oo lagu magacaabo Salma Maxamed abuukar oo maanta qaar kamid ah Warbaahinta ay  booqdeen gurigeeda ayaa ka codsatay dowladda Puntland iyo  Madaxwayne C/raxmaan Faroole in saygeedo loo soo daayo.

“labo  sano buu xiran yahay, wax danbi ahna laguma hayo, maxkamada waxay xakuntay in dib xoriyadiisu loogu soo cesho markii lagu waayay cadaymo Buuxa .

Salma Mxamed Abuukar oo ah Hooyo Saddex Caruur ah   ayaa sidoo kale tilmaantay inay soo food saartay duruuf adag oo dhanka nolosha ah maadaama laga xiray qofkii keliya ee ay ku tiir sanaayeen nolol maalmeedkoodana usoo dhicin jirey , waxayna tiri aydaoo indhaheedu ilmaynaayaan Ninkaasi xaas buu ka xiran yahay, caruur buu ka xiran yahay, cid kalena nooma maqna,Si kastaba ha ahaatee qaylo dhaanta ka soo yeertay qoyska Macalin Ibraahim Maxamuud Sh, Hindow  ayaa imaanaysa kdib xilli uu xiran yahay muddo 2 sano ah , oo aanay jirin cid kahadasha arinta macalinka oo noqotay mid la iska ilaaway.

sidoo kale Guddi isugu jira odayaasha  iyo waxgaradka degaanka ayaa ayaguna soo gudbiyay cabasho ku saabsan Fulin la'aanta  xukunka Sum:-MR/GB/236/2011 ee 02/11/2011 xukunkaas oo lagu sii daayay IBRAAHIM MAXAMUUD SH. HINDOW ilaa hadana ku xiran xabsiga dhexe G/Bari Boosaso isagoon wax danbi ah lagu cadayn oo Maxkamadu racfaanka gobolka Bari sii daysay.

Maxamed ibraahim Axmed

Baargaal – Goblka Bari




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software