Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Ururka Al-shabaab oo weli sheeganaya inay gacanta ku hayaan Dennis Allex

Ururka  Al-shabaab ayaa welu ku adkeysanaya  oo sheeganaya inay  gacanta ku hayaan ninkii ay horay u haysteen ee Farnasiiska ahaa ee Dennis Allex oo uu noolyahay, kaddib markii ay ciidamada Faransiiska ee sida gaarka u tababaran ay ku  guul daraysteen inay xoog ku furtaan.

Warsaxaafadeed uu soo saaray ururka Al-shabaab ayey ku sheegeen in Allex uu ku jiro weli gacantooda, ayna go'aan ka gaari doonaan noloshiisa laba casho, iyadoo dhankoodana dowladda Faransiisku ay sheegayso Dennis Allex lagu dilay howlgalkii ka dhacay deegaanka Buulo-Mareer.

"Sarkaalka Faransiiska ah weli gacanteenna ayuu ku jiraa, labada maalmood ee soo socdana go'aan ayaan ka gaari doonnaa noloshiisa," ayey  ku yiraahdeen war saxaafadeedkooda ururka ay Al-shabaab .

Dhinaca dawlada Soomaaliya ayaa warbixin ka soo baxday waxaa lagu sheegay in howgalkaas lagu guul daraystay laakiin uu geeriyooday Dennis Allex.

Dadka deegaanka ayaa laga soo xigtay in la haystaha faransiiska ahi weli nool yahay loona qaaday dhinaca gobolka Bay.

Waxaa xusid mudan oo la aaminsanayahay  in ururka Al-shabaab arintan aysan ka been sheegayn ninkana ay weli gacanta ku hayaan.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software