Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Daawo Mucjiso Rabaani ah oo si weyn loola yaabay caalamka oo dhan oo ka dhacday Masaajidka Nabiga CSW ee magaalada Madiina Munawara‏

Mucjiso Rabaani ah oo si weyn loola yaabay caalamka oo dhan ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday  masaajid Nabiga CSW ee magaalada Madiina Munawara ee dalkaas Sacuudi Carabiya ka dib markii uu jameecada dhexdeeda ka soo muuqday oo uu soo dhex fadhiistey qof ama malag aan la aqoon waxa uu ahaa oo ayna la yaabeen dadkii ku sugnaa masaajidkaas.

Arintaan mucjisada iyo la yaabka leh ee ka dhacday magaalada Madina ee dalkaas Sacuuudiga ayaa waxay timid xilli ay jameecada islaamku isku diyaarinayeen tukashada salaada Jimcaha iyadoona jameecada ay si qushuuc ah ay u dhageysananyeen qudbadii salaada jimcaha ee uu masaajidkaas ka aqrinaayey sheekha lagu magacaabo Sheekh Cabdul Moxsen ayaa waxaa mar qura ka soo dhex muuqday oo dhex fadhiistey jameecada dhexdeeda ruux ama qof uu ka baxaayey korkiisa nuur iyo iftiin badan oo aan la aqoon waxa uu ahaa iyadoona uu qofkaas uu ka yaabsaday qaar ka mid ah jameecada islamarkaana ay kuwa kalena ay ku noqtey arintaas naxdin iyo waxay filan waayeen.

Ugu dambeyntiina inkastoo ay arintaan tahay mid uu muran weyn ka dhashay oo ayna dadka qaar aamisan yihiin qof caadi ah oo kaamirada ay sidaas u ekeysiisay, halka ay dadka qaarkiisna ay aaminsan yihiin inay tahay mucjiso rabaani ah ayaa run ahaantii aysan jirin cid sheegi karta waxa uu ahaa dhab ahaan qofkaas iyo meesha uu ka yimid oo uuna socdo baaritaan ku saabsan arintaas ayaa agaasimaha xiriirka dadweynaha ee xeradaas uu ku yaalo masaajidkaas sheekha lagu magacaabo Sheekh Cabdul Waxed Al Xattab oo arintaas ka hadalay ayaa waxaa uu sheegay inaysan iyaga ka maamul ahaan aysan waxba arkin laakiin ay maqleen arintaas islamarkaana ay ka aqristeen internetka uuna filaayo inuu ahaa qof caadi ah oo ay iftiinka kamarada iyo nalalku ay muuqaas u yeeleen, Sidoo kale ayaa madaxa xarunta telefishinada ee magaalada Madiina Saad Awfi ayaa sidoo kale waxaa u ku sheegay qofkaas inuu ahaa qof caadi ah oo ay muuqaas aan caadiga ahayn u yeeleen iftiinka nalalka iyo shucaaca ay bixisay kaamiradii duubeysay waqtigaas.

Halkaan ka daawo :  http://www.youtube.com/watch?v=_fOkcPsgchc

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software