Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
DAAWO VIDEO: Haweenay la qabay oo nin isu badashay (naxdin iyo yaab!)

Dhacdo mucjiso iyo la yaab leh oo aan horey loo arkin ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalkaas Yeman ka dib markii nin iyo xaaskiisa oo is qabay in ka badan laba sanadood ay xaaska ninkaas isu badashay oo ay noqotey nin arintaas oo yaab ku noqotey dhaman dadka aduunka.

Ninkaan yamaniga ah oo lagu magacaabo Axmed Taaha iyo xaaskiisa haweenyda lagu magacaabi jirey Nabilah Saciid oo 21 sano jir ahayd ayaa waxay wada noolaayeen oo ay is qabeen mudo 2 sanadood ah, Laakiin xaaska ninkaas oo uu soo wajahay xanuun aan la aqoonin islamarkaana inta badan xanuun joogta ah ka sheegan jirtrey xaga hoose ee caloosha iyadoona ay baaritaano badan iyo daawooyin ay qaadatey haweeneydaas ay wax ka tari waayeen ilaa ay markii dambe ay dhaqaatiirta oo uu horkacaayey dhaqtarka weyn ee lagu magacaabo Dr. Ali Thami baaritaan qoto dheer ka dib ay ogaadeen inay arintu ay ka duwan tahay waxa ay u maleeyeen taas oo keentay in dhaqtarkaas oo kaashanaayo dhaqaatiir kale oo ku xeel dheer cilmiga qeybta taranka haweenka ee jinikoolajiyada ay ku sameeyeen haweeneydaas qaliin keenay inay noqoto nin halkii ay markii hore ka ahayd qof dumar ah oo la qabo.

Ugu dambeyntiina iyadoo hada ay haweeneydaas oo markii isbitaalka la geynaayey uu magaceeda ahaa Nabilah markii ay ka soo baxaysayna ay ahayd nin rag ah oo lagu magacaabo Nabiil Saciid ayaa waxaa uu ninkaas sheegay inay ku adag tahay inuu aqbalo nolosha cusub asagoona sheegay inuu isku dayi doono inuu iloobo gurkii soo marey arintaan dhacday ayaa waxaa ay yaab ku noqtey dadkii degaanka ee yaqaanay qoyskaas, Ninkaan oo markii dambe ay is gacan qaadeen oo ay is caafiyeen ninkii horey u qabay markii uu naagta ahaa ayaa waxaa uu noloshiiisa u sii watay oo uu hadana yahay nin caadi ah noloshiisana ku qaato ninnimo.

Halkaan ka daawo : http://www.youtube.com/watch?v=v-jJi2iOLFQ

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software