Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid
Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid,
Maamulaha R& FE Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid Faarax
Axmed, Maamulaha Ganacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maaulaha SOMTEL, Awil Saalax,
Maamulaha DBI, Dr. Suleiman Walhad, iyo
dhammaan saraakiisha, hawlwadennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda
Dahabshiil waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo
asxaabtii uu ka baxay marxuum Jaamac Maxamuud Xayd, Guddoomiyihii Baanka Dhexe
ee Jamhuuriyadda Jabbuuti oo Ilaahay
oofsaday 11 January 2013. Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo
saadiq ahna ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, asxaabtiisii iyo dhammaan
shacabka Somalida, gaar ahaan Shacabka reer Jabbuuti; marxuumkana Eebbaheen
Jannadii Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo. Aamiin. Aamiin.
Hassan M Jama
"Heiss"
Public Relations
& Media
Dahabshiil Operations
Center
Tel. +47 6705 9884
(Office); +252 7 9100001