Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
James Swan: U qaybasanaha dowladda Maraykanka arrimaha Soomaaliya oo bboqday Puntland.

 Boosaaso (KHamiis, Jan.10, 2013):-Madax-weynaha Puntland Cabdi-Raxmaan Max'ed Faroole ayaa maanta ku qaabilay xarunta madaxtooyada Puntland ee magaalada Boosaaso wafdi balaaran oo uu hor kacayay u qaybsanaha ariimaha Soomaaliya ee dowladda Maraykanka James Swan, sida la sheegay labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira dhinaca ammaanka gobolka guud ahaan iyo Soomaaliya.

Wararka aan ka helayno kulankii labada dhinac ay yeesheen qaarkood ayaa shegaya in si aad ah labada dhinac ay isula qaadaa-dhigeen guud ahaan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, waxayna wafdiga Maraykanka u sheegeen hoggaanka Puntland inay aad u soo dhoweynayaan horumarka xagga dimuquraadiyeeynta iyo axaabta faraha badan ee ay ku talaabsatay Puntland.

Waxaa kulanka dhinaca Puntland uga qayb galay mas'uuliyiin ay ka mid ahaayeen waziirka maaliyadda Puntland Faarax Cali Shir iyo waziirka dekdaha Saciid Max'ed Raage, iyadoo dhinaca kalana ay James Swan wehliyeen saraakiil kale oo ahaa xubnihii socdaalkiisa ku wehliyay.




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software