Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
ka soo qayb wacan xafladda furitaanka masjidka Markaz Al-quba ee Amsterdam.

Mahad oo dhan Ilaah baa leh,

noo sahley noona suurto galiyey mashruucii

markazquba ee aad lawada socoteen.

Walaalayaal waxaan furaha markazka

 la soo wareegney taariikhdu marka ey ahey 13/12/2012.

 

Waxaan si qalbi furan leh idiinku casumeynaa xaflada

 lawareegitaanka markazquba, oo dhici doonto haduu alle idmo,

maalinta axada, taariikhduna tahey 20/01/2013,

saacaduna 12:00 duhurnimo.

Xaflada waxaa lagu qaban doonaa markazka;,

 Adres:

Schaafstraat 27-29, 

1021 KD Amsterdam

 

Waxaan jeclaan laheyn munaasabadaas farxadaleh in aan ka soo

wada qeybgalno, waxaan isku wargalin doonaa marxaladihii la soo

marey iyo waxyaabaha aan hiigsaneyno.

 

Waxaan isku baraarujineynaa in aan wakhtiga wada ilaalino insha allah.

 

 

Wabilahi towfiiq, 

 

Mahadsanid. 

Maamulka MarkazQuba

info@markazquba.org

www.markazquba.org

Tel: 06-85528748 ama  06-87187319 

 




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software