Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
AMISOM oo sameynaysa tababar lagu tayeynayo shaqaalaha dowlada Soomaaliya Federalka

Ciidamada AMISOM ayaa sheegay inay tababarro siinayaan shaqaalaha dowladda aan ciidanka ahayna si ay sare ugu qaaddo aqoonta shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha dowladda Soomaaliya,iyagoo arintan ku tilmaamay inay ka mid tahay sababta ay dalka u joogaan.

Sida AMISOM ay sheegtay tabarkaan ayaa waxaa ka faaiidaysanya 120 shaqaale ah oo ay ku jiraan xoghayeyaal, saraakiisha anshaxa iyo maamulayaal, iyadoo dhaqaalaha ku baxaya tababarka ay bixin doonto dowladda Talyaaniga, waxaana bixin doonta tababarka jaamacadda Koonfur Afrika (UNISA).

“Siminnaarka waxaa loo qaybiyay laba waji oo kan hore uu dhici doono 14-ka illaa 20-ka bishan Jannaayo 2013, halka wajiga labaadna uu dhici doono 21-ka illaa 24-ka isla bishan, waxaana tababarradu ay ka dhici doonaan magaalada Bujumbura ee dalka Burundi,”ayaa lagu yiri war saxaafadeed uu ka soo baxay xafiiska AMISOM.  

Arrinta tabarka shaqaalaha dowlada daba socota kulan lagu qabty magaalada Kampala bishii March ee sannadii 2010-kii,oo arintaasi lagu go,aamiyey,waxaan qorshuhu yahay sida la sheegay tayeyta shaqaalaha dawlada.

Waxaa kale iyana war bixntu tilmaantay in arrinta tayeyta shaqaalaha ay qayb ka tahay lixdii qodob ee uu madaxweynaha Soomaaliya ku sheegay in inay ku shaqeynayso dowladda uu hoggaanka u hayo.

 Ciidamada AMISOm ayaa ka sokow la dagaalkan ururka Al-shabaab waxay haddana tabarro ciidan siiyeen ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software