Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
dowlada oo sharraxaad ka bixisay howl galka AMISOM

Muqdisho(WNT)-Xukuumada Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay kulan ballaaran oo lagaga hadlayay howl galka AMISOM ee ka  dhacay magaalada Muqdisho ,kaasi oo ay ka qayb galeen madaxda dowlada Soomaaliya.Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in waxyaabihii ka soo baxay kulanka ay ka mid ahaayeen sidii howl galka AMISOM iyo ciidamada qalabka sida ka wadaan dalka ay hogaankeeda la wareegto dowladda Soomaaliya.

Guuleed ayaa intaasi ku daray in qorshahaan la horgayn doono shirka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, maadaam ciidanada AMISOM ay Soomaaliya u joogaan inay cgacan siiyaan dowlada Soomaaliya.

C/kariin Xuseen Xuseen Guuleed  Gudaha ayaa sidoo kale sheegay in shirka Midowga Afrika ee Addis Ababa lagaga hadli doono qaabka howl galka AMISOM ee Soomaaliya.

Ciidamada AMISOM ayaa Soomaaliya yimid sanadkii 2007-dii, waxaana waqtigaasi ay ahaayeen Nabad ilaaliyn inkastoo ay markii danbe isu badaleen kuwo howl gallo ka sameeya gudaha dalka dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo xawaaxigeeda.

Ciidamada AMISOM ayaa haatan waxay si toos ah u la fal gala ciidamada  dowlada Soomaaliya waxayna ka taageeraan dhinaca la dagaalnka Al-Shabaab iyo waliba dhinaca  sugida ammaanka.

 Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software