Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Ururka Sahal oo ku baaqay illaalinta jiritaanka iyo midnimada Puntland

Ururka Sahal ka dib markuu daraasad iyo falanqayn dheer ku sameeyey xaalada siyaasadeed, dhaqan iyo dhaqaale ee geyiga Putlland, waxuu soo saaray baaqa hoos ku qoran kaasoo xambaarsan talo iyo tusaaleyn iyo digniin looga digaayo dadka Puntland in cadowgu ka faa'iidaysto:-

1. Waxaan ka dalbanaynaa dhammaan siyaasiinta Puntland inay wax kasta ka horumariyaan ilaalinta midinimada iyo jiritaanka Puntland.

2.  Waxaan maamulka Puntland ka codsanaynaa inuu ilaaliyo midnimada Puntland, isla markaasna in wixii khilaaf siyaasadeed ah in lagu dhameeyo wada hadal, iyo iyadoo loo noqdo sida uu qabo dastuurka u degsan Puntland.

3. Waxaan ka dalbanaynaa dhamaan isimida, waxgaradka, ganacsatada, aqoonyahanada, iyo haweenka Puntland inay wax kasta ka horumariyaan jiritaanka iyo midnimada Puntland isla markaasna si wadajir ah looga hortago wax kasta oo dhaawici kara midnimada, jiritaanka iyo haykalka dawladnimo ee Puntland ku dhisan tahay.

4. Waxaan si adag halkaan uga cambaaraynaa siyaasiinta, ururada iyo shakhsiyaadka ku hawlan inay burburiyaan jiritaanka Puntland kuwaasoo laga soo abaabulaayo gobolada kale ee koonfurta iyo waqooyiga Soomaaliya;

Ugu danbayntii waxaan cadaynaynaa inaan dhexdhaxaad ka nahay arimaha ka taagan Puntland. Sidaasi darteed, waxaan dhammaan reer Puntland xusuusinaynaa in dalka lala leeyahay isla markaasna aysan dhaawicin jiritaanka iyo midnimada Puntland kaasoo ay kusoo hirtaan gobolo iyo dad badan oo la wadaag ab iyo isir.

Walaaleyaal:

Ha shaqeeyo caqliga iyo garashadu

Ha laga fogaado in Puntland lagu celiyo mugdi iyo dagaal

Ha laga fogaado in cadowga Puntland fursad loo siiyo burburinta jiritaanka Puntland

War-saxaafadeedkan waxaa soo saaray ururka Sahal

email: sahalorginternational@gmail.com

Faafinta Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software