Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Golaha shabacabka Puntland oo miisaaniyada 2013 ansixiyey guddoomiyaha oo khodbad dheer jeediyey

Garoowe(WNT)-Golaha shacabka a Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyadda  Puntland  sannada 2013, taas oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Inta uusan guluhu ansixin oo meel marin miisaaniyada sanadkan cusub ee aynu ku jiro ayey  aad uga doodeed su’aalana ka weydiiyeen Wasiirka Maaliyadda ,waxaana wasiirku sharraxaad iyo weliba faah faahin ka bixiyey miisaaniyadda sanadka cusub iyo qaabka ay soo diyaariyeen.

Miisaaniyada sanadka cusub oo bishiiba ah 96 Bilyan Sh.So. ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 37 Xildhibaan oo Kalfadhiga fadhidey oo dhammaan u coddeeyay ansixinta Miisaaniyadda sanadka cusub ee 2013.

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa soo dhaweeyay ansixinta Miisaniyadda Puntland, waxaana uu sheegay in ay tahay mid qiyaas ah.

Dhinaca kale guddoomiyahu ka hadlayey ururka Al-shabaab ayuu sheegay in ayla doonayaan in puntland tafaraaruq laga dhex abuuro oo halyayga la dilo si intooda fayawna ay u baqdo oo ay masiirkoodii oo la baabinayo ay isha ka fiirsadaan.

“Wadanka Umadbaa go’aansatay in ay umada Jarto oo layso, oo baabi’iso oo u soo ciidantay oo u timid oo buuraha iyo birrigaba u jirta, waxaa maalin walba la jarayaa Biri-magaydadii iyo wax ku oolkii dadka waayo, waxaa la doonayaa oo dadka loo laynayaa kan fayow in uu baqo oo uusan hadlin, waxaad moodaa dad badan oo xaalada wadanku maanta ku sugan yahay aan u bislayn in ay wax badan isku dayayaan iyagoo aanan aaminsanayn ee ujeedadoodu tahay in ay cadaw wax u sahlaan laakiin koley waa aragti baan oran karnaa” ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Mar uu ka hadlayey dhinaca siyaasada ayuu sheegay in kooxo dana gaar ah leh ay doonayaan inay dadka dhex abuuraan siyaasado dana gaar ah laga leeyahay,dalka tafaraaruq lagu geliyo,waxaase uu gaashaanka u daruuray in arrintaasi ay ka soo horjeedaan baarlamankuna oo diidanyahay siyaasadaasi qalloocan.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software