Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Gabar yar oo 13 sano jir oo ku nool magaalada Boorame oo ka yaabsatey dadka ku nool magaaladaasi‏

Gabar yar oo 13 sano jir oo ku nool magaalada Boorame ayaa waxaa la sheegay inay ka yaabsatey dadka ku nool magaaladaas, islamarkaana ay gabadhaasi noqotey hadal heynta ugu badan ee dadka iyo saxaafada magaaladaas ka dib markii ay gabadhaas ay qortey buug ka kooban boqolaal beej oo ku qoran luqada afka carabiga.

Gabadhaan yar oo lagu magacaabo Marwo Xaamud Ibraahim oo 13 sano jir ah ayaa waxay ka yaabsatey aqoonteeda iyo maskaxda wanaagsan ee uu ilaahay ku maneystey dhamaan dadka reer Boorama ka dib markii ay gabadhaasi yar soo bandhigtey buug ka kooban ilaa iyo dhowr boqol oo beej kuna qoran afka carabiga arintaas oo yaab ku noqtey dadka ku nool magaaladaas Boorama, Kulan lagu soo bandhigay buugaas ay qortey gabadhaas oo ay ka hadashay gabadhaasi ayaa waxay ku sheegtay inay waligeed ku fakari jirtey inay noqoto qof qoraa sare ah oo dunida oo dhana laga yaqaano arintaasna ay rajeynayso inay mar un ay gaarto.

Ugu dambeyntiina iyadoo dadka ku dhqaqn magaalada Boorama ay la yaab ku noqtey maskaxda iyo caqliga sare ee ay gabadhaasi yar leedahay ayaa sidoo kale waxay gabadhaasi ay ka cabatey inay ka wel wel saneyd cidii ka caawin lahayd soo saarida buugeeda laakiinse bay tiri uu ilaah u fududeeyey markii dambe, ka soo qeyb galayaashii kulankaas ayaa waxay dadka Soomaaliyeed u soo bandhigeen in laga caawiyo soo saarida iyo daabacaada buugaagta ay qorto mustaqbalka gabadhaas yar oo sida muuqatana aysan da'adeeda iyo wax qabadkeedu aysan is lahayn marka la is bar bardhigo.

Halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=1IgQaY0bCvQ

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software