Anaga oo tiiraanyeysay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
marxuum Cabdirisaaq Sheekh Aadan oo ku geeriyooday magaalada Marka ee dalka
Soomaaliya taariikhdu markey ahayd 5/01/2013 waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh
uga direynaa qoyska reer Sheekh Aadan iyo dhamaan qaraabadii iyo asxaabtii uu
ka geeriyooday marxuumkaas asagana waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu janadii ka
waraabiyo intii uu ka geeeriyoodayna uu samir iyo iimaan uu ilaah ka siiyo
AMIIN AAMIIN.
Dadka tacsida diraaya waxay kala yihiin
1. Maxamed Sheekh Maxamuud (Tanzaniya) iyo xaaskiisa iyo
caruurtiisa Baazi, Falis, Badriya, iyo Maxamed Deeq.
2. Dhamaan reer Sheekh Maxamuud (Khadiija, Sahra, iyo
Bashiir)
3. Cabdirisaaq M. Xiireey
4. Cismaan Muudeey Caraaye
5. Maxamed Cabdulle iyo xaaskiisa Deeqa Xasan.
6. Maxamed Cabdi dhagaxoow.
7. Cabdulqaadir Kakane.