Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Madaxweyne Xasan Sheekh Max'ud oo safar ku tegay dalka Sudan

Khartum(WNT)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan,waxana la filayaa in kulamo la yeesho madaxweyne Xasan Al-bashiir.

 Dhab uma cadda ajandaha dhabta ah laba masuul ka wada hadli doonaan laakiin Xan Sheekh Max’ud ayaa halkaasi u tegay marti qaad uu ka helay madaxweynaha dalka Suudaan.

 Warar aan dhab loo xaqiijin oo soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud uu arki doono jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi Sudan,waxaana la filayaa in dalkaasi uu ku sii sugnaado muddo 3 cisho ah.

Booqashan ayaa noqoneysa tii ugu horaysay  eeXasan Sheekh Maxamuud uu ku tago dalka Suudaan  tan mudadii koobneyd ee xafiiska joogay.

Sudaan ayaa qayb ka ah dalal aad u daneeya arrimaha Soomaaliya,waxaana madaxda Soomaalida inteeda hoy u ah dalkaasi Suudaan,inkastoo Suudaan aysan xiriir fiican lahayn dalalka reer galbeedka.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software