Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Cali Ameeriko”ku dhawaad lix kun oo ruux ayaa dib ugu laabatay dalka bishaan gudaheeda”.

Nairobi,(WNT):-Safiirka dowlada Soomaaliya  u fadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa shaaca ka qaaday In bishaan gudaheeda dalka dib ugu laabteen ku dhawaad lix kun oo ruux.


Safiirka oo Maanta shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa cadeeyay in is badalka ka dhacay dalka keentay in inta badan dadkuu ku sugnaa dalka Kenya dalkooda .

Isaga oo xusay in dadkaasi laabteen  iyada oo aan wax dhibaato ah iyo caburin ah kala kulmay ciidamada Kenya.


“ilaa lix kun oo ruux ayaa bishaan gudaheeda dib ugu laabtay gudaha dalka iyada oo aan jirin wax caburin ah”ayuu yiri Safiirka.


Safiirka ayaa intaasi ku daray in safaarada Soomaaliya maalmihii ugu dambeeyay soo gaarayeen codsiyada dadka doonaya in gudaha dalkooda ku laabtaan.

“waxaa na soo gaarayay maalmihii ugu dambeeyay codsiyo dadka ku doonayaan in gudaha dalka ku laabtaan safaaradana kaalin xoog leh ayay ka qadatay in loo fududeeyo warqadaha ay dib ugu laabanayaan”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.


Sidoo kale safiirka ayaa beeniyay warar maalmihii ugu dambeeyay qorayeen qaar ka mid ah warbaahinta ee ahaa in dumarka doonaya in ay qaataan baasabooro dhibaato la kulmaan.


“warkaasi waa mid been abuur ah dumarka ixtiraam gaar ah ayay safaaradu siisaa waxaana howlaha la xiriira sawirka iyo fududeynta baasaboorka u qaabilsan dumar safaarada ka shaqeeya mana jirto wax dhibaato ah oo ay la kulmaan”ayuu yiri Safiir Ameeriko.


Ugu dambeyn Safiirka ayaa ugu baaqay warbaahinta madaxa banana ee xiliyada qaar wararka been abuurka ah ka sheega safaarada in arimahaasi ka waantoobaan isla markaana aanay buun buunin wax aan ka jirin safaarada dhexdeeda.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Nairobi-Kenya.




   
Faah Faahin Dheeraad ah oo ku Saabsan Ninkii Soomaaliga ahaa ee Xasuuqay Soomaalidii la Shaqaynayay (Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    17 Jun 2013
Wiil Soomaali ah oo dabaq dheer iska soo tuurey ka dib markii loo diiday sharciga!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 Jun 2013
Machcadka barashada xirfadaha ee new generation xaruntiisa Baargaal oo si rasmi ah loo furay    16 Jun 2013
Ururka sahal oo jawaab cad ka bixiyey shirkii shirqoolka ahaa ee Xuseen Carab iyo Max’ud Guure    16 Jun 2013
Daawo:Nin Soomaali oo ku Xasuuqay Soomaali kale dalka Mareykanka‏    15 Jun 2013
Daawo : Dhacdo naxdin iyo yaab leh oo qabsatay odey waayeel ah kadib Markii Wiilkiisa uu ku xabisay deerka gurigiisa‏    14 Jun 2013
Gabar Soomaaliyeed oo maxkamad ku taala Ingriiska ku xukunay 250 saacadood oo iskaa wax u qabso ah!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    14 Jun 2013
Ururka war murtiyeed ururka Sahal xasuuqii DFS iyo wasiirkeeda FIQI    14 Jun 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software