Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Wariye Salaad daacad oo ka mid ahaa Wariyayaasha Muqdisho oo iska dhiibay dalka Norwey

Wariye salaad Xusen Maxamuud(Daacad)oo ka mid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ee ka howlgalayay sanadihii ugu dambeeyay Magaalada Muqdisho ayaa magan galyo ka helay dowlada Norwey.

Salaad daacad ayaa ka soo shaqeeyay  Idaacado dhowr ah oo ku yaala Muqdisho gaar ahaan Idaacadii Qur’aanka Kariimka(IQK)iyo waliba Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho.

“waa ku faraxsanahay in dowlada Norwey iga ogolaatay in ay magan galyo I siiso maadaama aan dalka uga soo cararay dhibaatooyinka ka jira”ayuu yiri Wariye Salaad Daacad.

Isaga oo intaasi ku daray in xili walba ka wal walo xaalada ay ku nool yihiin wariyayaasha Soomaliyeed ee ku sugan gudaha dalka gaar ahaan caasimada Muqdisho.

“runtii sida aan la wada socoto ugaarsi dhan walba ah ayaa lagu haya wariyayaasha soomaaliyeed waana ka wal wal sanahay xaalada wariyayaasha ku sugan gudaha dalka gaar ahaan Muqdisho”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Tan iyo markii ay bilowdeen ugaarsiga lagu hayo wariyayasha soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka howlgala muqdisho waxaa sii kordhaya wariyayaasha dalka ka cararaya isla markaana magangalyo waydiisanayay wadamada Yurub halka kuwo kalena ay ku sugan yihiin qaar ka mid ah wadamada Afrika.

Xafiiska Wararka Waayaha.net




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software