Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Wafdi IGAD ah oo gaaray gobolka Gedo

Garbahaarey(WNT)—Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Gobolkaasi ay gaareen Wafdi ka socda urur Goboleedka IGAD kuwaasi oo ku sii Jeeda Deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobollada Jubooyinka.

Wafdigaan ayaa lagu soo waramayaa in qorshohoodu yahay sidii ay qayb uga qaadan lahaayeen  maamul Goboleed ka hir gala gobollada Jubooyinka wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in ay doonayaan Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka soo jeeda Beelaha Juubooyinka ay kulamo la qaataan.

 Wafdigaan ayaa wada siddii tigimada loogu taagi lahaa maamulka gobollada Jubbooyinka waxaana wafdigu arki doonaan odayaasha wax garadka  gobolka Gedo.

Dhawaan ayey ahayd markii dowladda Federaalka Soomaaliya Gobollada Jubooyinka ay u dirtay ,kuwaasi oo socdaalkooda ku soo gaba gabeeyey in maamul u samaeynta gobollada jubbooyinka la garab istaago.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software