Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Soomaalida Nairobi oo ku qul qulaya magaalada Muqdisho iyo goobaha tigidhada oo mashquul ah

 Muqdisho(WNT)— Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa aad mashquul san  dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay iyadoo halkaas ay ka soo degayaan maalin walba in ka badan 100 qof oo kasoo ambabaxay magaalada Nairobi ee  dalka Kenya.

Shirkadaha diyaaradaha ayaa sheegay inay kordhiyeen duulimaadyadii ay sameynayeen magaalada magaalada Nairobi  iyo magaalada Muqdisho, iyagoo taasi ku saleeyey  amar  ka yimid dalka Kenya ee ku aadan in Soomaalida aan sharciga lahayn ay dib ugu laabtaan xeryaha qoxootiga.

Qaar ka mid ah Soomaalidii ka soo laabtay dalka Kenya ayaa sheegay inay go’aansadeen inay dalkooda kusoo laabtaan ka dib markii lagu amray inay isaga baxaan dalka Kenya.

Waxaa iyana sidoo kale jira dhaq dhaqaan xooggan oo laga dareemayo magaalada Nairobi in Soomaalidu doonayaan inay halkaasi isaga dhoofaan oo ku soo laabtaan dalka Soomaaliya,iyadoo saxmad weyn lagu arkayo meelaha tigidhada laga goosto.

 Ka bixitaanka dadka Soomaalida ee dalka Kenya ayaa yimid ka dib markii ammaanku xumaaday magaalada Nairobi,iyadoo arintaasi sida wararku sheegayaan ay danbeeyaan dadka Kikuyada oo horay kursiga xaafada Islii u lahaa haddana Soomaalidu la wareegtay taasina waxay keentay inay ammaanka khal khal geliyaan madaxana loo saaro dadka Soomaalida.

Waxaa iyana xusid mudan inay dadka Kikuyadu ka danbeeyeen dhaawicii loo gaystay xildhibaan Yuusuf Xasan oo qarax lala beegsaday dad ku dhinteen isaga dhaawac uu labada lugood uu ka jabay uu soo gaaray.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software