Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Heegan oo Hogaanka u qabatay Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta (sawiro)

MUQDISHO: Ciyaar aad loo wada sugaayay oo ka tirsan Horyaalkii 13aad Kubadda Gacanta isla markaana ahayd ciyaartii ugu danbeysay ee wareegga hore ayay ku dhex martay garoonka 1da  Luulyo (Ex-Lugijo) magaalada Muqdisho kooxaha Heegan iyo Horseed. Waxaa guusha si xarago leh  16-32 kula hoyday Kooxda Heegan oo hogaankana u qabtay Horyaalkan.

Ciyaartan oo ku bilaabatay  farsamo iyo kubad isku dhiib wanaagsan ay soo bandhigeen labada kooxood ayaa waxay  ahayd mid ku dheehan Asluub, weerar iyo weerar celis  u muuqday in qeybihii hore  ciyaarta isku dheelitiran tahay ayaa  qeybihii ugu dambeeyay  Heegan la soo baxday farsamo ka yaabisay Horseed - Ciyaaryahanada Cali Baraawiini iyo C/fitaax Buukaale ayaa waxay noqdeen  xiddigihii  kooxdooda u horseeday guusha. Iyagoo  goolal qurux badan ku asqeysiiyay Horseed.

Kooxda Heegan  oo difaacanaysa Horyaalka ayaa marna guuldaro la kulmin dhamaan kulamadii ay ciyaareen wareegga hore, waxayna xeeldheerayaasha isboorti qaarkood saadaalinayaan in horyaalkan ay gacanta ku dhigi karto si fudud maadaama ay ku kalansan yahiin ciyaartoy da`yar xirfaddooduna sareyso.

Daawashada ciyaartan xiisaha lahayd  ee Horyaalka 13aad waxaa ka soo qeybgalay mas`uuliyiin ka tirsan GOS, Madaxda Xiriirada  iyo Qurba joog Isboorti oo dalal kala duwan ka yimid. Waxayna ku soo idlaatay  si ay ku wada qanceen intii daawatay. 

 

 KALA HOREYN KOOXAHA XAGGA DHIBAHA:-

 

#

MAGACA  KOOXDA

DHIBCAHA

1

HEEGAN

15

2

DEKEDDA

12

3

HORSEED

9

4

FERO

4

5

NATIONLINK

4

6

D/HOOSE

0

 
 
 
 
 

Said Ibrahim Hussein (BUUNA)
Cell Phone:+2526-1-5520008/+14434409441
Email:buuna@isboorti.com
Website:www.isboorti.com
Twitter:
@BUUNA2
Facebook: Click here 




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software